Hubsadnews.com
Bandhig Suuganeed Kulmisay Aqonyahan Abwaan , Dhalinyar, Qoraa Iyo Mudanba Oo Ka Soo Qayb Galay Munaasibadaas ay so qaban qabiyeen Ururka Hidaha Iyo Dhaqanka Dhaxal Reeb Hal-abuurada Abwaan Max’ed Axmed Elmi (Waayeele) Iyo Abwanad Sahra Xasan Daahir (Hal-Hays Reeb Iyo Hadimada Jacaylka)
January 9, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa {Hubsadnews.com}: Daawo Madal Kulmisay Aqoonyahan Abwaaniin , Dhalinyaro Iyo Mudan Kale Oo Ka Soo Qayb Galay Munaasibad Ay Qabteen Ururka Dhaxal Reeb Gudoomiye Ururka Hidaha Iyo Dhaqanka Dhaxal Reeb Sharma’Arke Maxamed Cabdi (M.Xanas)Ayaa Ka Warbixiyay Waayihii iyo Wakhtigii Uu soo Marey ururka dhaxal Reeb isagoo Ku Nuux Nuuxsaday Ujeedada Loo Aasaasay Ururka, Geesta Kale Waxa Uu Si Rasmiya Ugu Soo Dhaweeyay Ururka Abwaan Waayeel iyo Sahra hasaan daahir Oo Ahaa Hal-Abuurada Loogu tala galay Hbeenkan (Hal-Hays Reeb Iyo Hadimada Jacaylka). waxaan Ka Maqnayn Iyaga Qudhooduna. Gudoomiyaha Dabar Goynta Qabyaalada Ciwaaq CabdiWali cali Abwaan Xikmaawi. oo iyagu odhaaho ka dhiibtay isla madashaasi Daawasho wanagsan.

COMMENTS
Latest News