Hubsadnews.com
Madaxtooyada Somaliya Oo Fahjfaahin Ka bixisay Safarka Uu Maanta Madaxweyne Farmaajo Ugu Baxay dalka Sucuudiga
April 14, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

somaliya(Hubsadnews): madaxwynaha dawlada fadaraalka somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar ugu baxay  magaalada riyaad ee dalka sacudi arabiya halkaasi oo uu kaga qaaybgali doonaan shir madaxedkii 29 aad ee jaamacada carabta,

COMMENTS
Latest News