Hubsadnews.com
DAAWO: Madaxweynaha Pundland oo raali galin kasiiyey hadaladii ay somaliya ujeedisay dalka imaaradka fariimana ukala diray Farmaajo iyo Khayre
April 16, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Garoowe(Hubsadnews): Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in tababarayaal u dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso.

Gaas oo ka hadlayay xiriirkooda Imaaraadka ayaa sheegay in uu yahay mid qiimo gaar ah ugu fadhiya, isaga oo sheegay in aysan jirin dowlad uga wanaagsan oo ay xiriir la yeelan lahaayeen.

‘’Imaaraadka waxaa ay noo tababareen Kumannaan ciidamo ah oo ka howlgala Barriga iyo Badda, dhinaca kalana ka qeybqaata howlgalada la dagaalka Argagixisada iyo Burcad baddeeda’waa sida uu hadalka udhigaye,

COMMENTS
Latest News