Hubsadnews.com
Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu mudo ku joogey dalka Gini
July 7, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa{Hubsadnews.com}Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu mudo ku joogey dalka Gini isagoo madaxweynuhu jawaab adag siiyey Dawlada somalia kadib hadalo ka soo yeedhay oo ay ka xumaadeen safarkii madaxweynuhu ka tagey Dalkaasi

COMMENTS
Latest News