Hubsadnews.com
Madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa sheegay inay somalia tahay cadawga Somaliland waxaanu si hufan uga hadlay wada hadaladii udhaxeeyay somaliland iyo somalia isagoo Ganafka ku dhuftay Deeqaha Beesha caalamku soo mariso somalia
May 18, 2020 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaisa(Hubsadnews.com)Madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa sheegay inay somalia tahay cadawga Somaliland waxaanu si hufan uga hadlay wada hadaladii udhaxeeyay somaliland iyo somalia isagoo Ganafka ku dhuftay Deeqaha Beesha caalamku soo mariso somalia

COMMENTS
Latest News