Hubsadnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Xuska Sannad Guurada 58-Aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya
April 12, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Moqdisho (Hubsadnews):- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maaanta ka qaybgalay munaasibad loogu debaal degayey sanad guuradii 58 ee kasoo wareegtay wakhtigii la aas aasey ciidamada xooga dalka somaliya madaxweynuhu waxa uu hambalyo iyo bogaadin udiray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qooysaskooda iyo sidoo kale dhamaan shacabka somaliyeed,

COMMENTS
Latest News