Hubsadnews.com
Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Adag Ku Riday Niciima Qorane Iyo Qareenadii Udoodayey Oo Sheegay In Tacadiyo Loogu Dhex Gaystay Gudaha Jeelka,
April 15, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(Hubsadnews): Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa maanta Xukun Adag Ku Riday Niciima Qorane Iyo Qareenadii Udoodayey Niciima Oo Sheegay In Tacadiyo Loogu Dhex Gaystay Gudaha Jeelka sidoo kalena waxa aay sheegen islamar ahaantana ay ka hadaleen xukunka lagu riday Niciima uu yahay mid sharci daro ah islamarkaana lagu dacadiyay waa sida aay hadalka udhigeene,

COMMENTS
Latest News