Hubsadnews.com
Puntland oo magaalada laascaanood U soo magacaabtey gudoomiye cusub
April 9, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Garoowe (Hubsanews):- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa magaalada Laascaanood usoo magacaabay Maayar Cusub kaasi oo ah Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad halka Duqii hore ee degmada Cabdalle Xaaji Warsame uu xilkii ka qaaday.

Laascaanood ayaa waxa hadda ka talisa Somaliland waxaanay leedahay Gole deegaan iyo Maayar kaasi oo ay shacabku soo doorteen doorashadii golaha deegaanka ee Somaliland ka dhacday sannadkii 2012kii.

 hadana waxaad aragataa in Puntland ay ka dhamaan laadahay xuduudaha soamliland

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News