Hubsadnews.com
Deg Deg Roobabkii Hargaysa Ka Da’ay Oo Saboobay Dhimasho Iyo Dhaawac iyo wasaarada amniga oo ka hadashay
April 2, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad
Deg Deg Roobabkii xalay Hargaysa Ka Da’ay Oo Sabobey Dhimasho Iyo Dhaawac ayaa waxa arintaasi ka hadlay  wasaarada amniga oo Shaaciyey Khasaaraha Ka Dhashey Roobabkaasi, waxayna shacbiga uga digeen in aay ka foojignaadan daadadka maraya dooxyada hargeysa iyo meelaha ka baxsan,

COMMENTS
Latest News