Hubsadnews.com
Taliyaha ciidanka somaliland sareeye Gaas Nuux Taani oo Booqday dhinacyo badan taabanaya udiray Ciidanka qaranka ee Tuka Raq
April 6, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Taliyaha ciidanka somaliland sareeye Gaas Nuux Taanioo aay wehelinayeen saraakisha caadamada qaranka ayaa maanat booqosho ku tagay  tuka rag waxayna la kulmn ciidanka qaranka ee jooga tuladaasi  waxayna ka waraeysteen xalada aay kusugan yihiin mar aay warbaahinta la hadleen waxa aay baaqyo kal duwan udireen ciidan iyogoonza udhgay in aay markasta foogjignaadan,

COMMENTS
Latest News