Hubsadnews.com
Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gabiley Ay Ka Difaacen Dacaayado Been Abuur ah.
March 24, 2020 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Wasiirka Isgaadhsinta Iyo Tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil ayey Ka Difaacen Eedeymahan aan Salka Iyo Raadka Laheyn ee Hore Loogu Jeediyey Wasiirka.

COMMENTS
Latest News