Hubsadnews.com
April 21, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo maanta wareysi gaar ah magaalada hargeysa ku siiyey bulsho tv ayaa waxaa si adag uga hadlay qadiyada somaliland isagoona madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu hawda ka saro isla markaana uu xidho idaacada BBC-da hadii ay wax ka bedel ay ku sameysay wareysi ay dhawaan ka qaadey wasiirul dawlaha arimaha dibada ee Imaraadka oo ka Hadley heshiiskii Dekada Berbera,

sidoo kalena waxa uu ka hadalay halka aay ku dambeyn doonto siyaasadiisu,

COMMENTS
Latest News