Hubsadnews.com
DAAWO Muuqal: ” Madaxweyne Muuse Biixi Waa Locol Aniga Ayaa Leh ..” Prof Buubaa
April 19, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews): Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in uu leeyahay in madaxweyne Muuse Biixi Yahay Local isla markaana waxaa uu ka hadley dhalinyaro kaldamaasi lagu xidhay waxaana uu yidhi

“Madaxweyne Muuse Biixi Waa (LOCAL), Hadii aanu ahayn Ma Caalamiba goorma ayuu noqday, Waxaan leeyahay Waa Nasiib Daro Inanta yar ee NACIIMA Abwaan Qorane ee HABARYARKA U Ah Muuse Biixi In 3 Sanno Macno Daro Maanta Maxkamaddi Xabsi ugu xukunto

Sidoo kale Prof Buubaa ayaa intaasi waxaa uu ku sii daray”Hadii aanu Xoriyaddeeda Deg Deg ugu soo celin Naciima Qorane oo masuuliyadda Xadhigeedu uu Madaxweyne Muuse Biixi Korkeeda Saaran yahay waxay keeni doonta in Qabaa’ilo umadda waddanka ku wada dhaqani iskaga hor yimaadaan waana nasibi daro taasi” ayuu ku daray hadalkiisa Ismaaciil Hure Buubaa,

COMMENTS
Latest News