Hubsadnews.com
DAAWO: Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge oosi buuxda utaageray qudbadii shalay ee Cabdiraxmaan Cirro
April 20, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge oo telefishanka HCTV wareysi siiyey isaga oo ku sugan magaalada Borama ayaa sheegay in khudbadii shalay ee gudoomiye Ciro ay aheyd khubad waxyaabo badan oo xaqiiq ah ka Hadley , balse ciro looga baahna in maalintii doorashada loo tartamaayey uu jeediyo maanta-na ay tahay khudbad wakhtigii la soo dhaafay

Sidoo kale Cabdikariim Axmed Mooge ayaa shegay in madaxda reer Somaliland in aaney isku heleen in ay marna Somaliya inoo cayaan marna ay dalka keenaan heshiiyadii ay Somaliya Saxeexdey ee dekada Berbera,

COMMENTS
Latest News