Hubsadnews.com
[Deg Deg: Gudoomiye Cirro Oo Siilanyo Ku Eedeyey In Uu Yahay Danbiile Qaran Loona Baahan Yahay In Maxkamad Ha La Soo Taago Muuse Biixi-na Ha Is Casilo
April 19, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Harrgeysa (Hubsadnews): Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya Ay la gashey heshiiskasi.

Gudoomiye Ciro ayaa arintaasi ku sifeeyey khiyaamo qaran isla markaana waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo yahay Danbiile qaran oo loo baana yahay in maxkamad la soo taago .

Sidoo kale Ciro ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in deg deg isku casilo dalkan uu ka qabto doorasho madaxtooyo hadii kale-na ay waajib tahay in golayasha qaranku ay ku qaadaan khiyaamo qaran

COMMENTS
Latest News