Hubsadnews.com
Deg-Deg: Imaaraadka Carabta Oo Iminka Fashiliyey Sir Qarsoodiya Sheegayna In Heshiiska Dekada Berbera Ay Ogolaatay Dawlada Somaliya ” Somaliland Xidhiidh Lama Lehin
April 18, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada ee dalka Imaaraadka carabta oo maanta la Hadley idaacada BBC-da ayaa waxaa uu fashiliyey Sir Qarsoodi Ahayd sheegeyna in heshiiska Dekada Berbera ee Dp World ay ogolaatay Somaliya waxayna sheegen in ay arintaasi ay ka wada hadleen  dawladii hore ee Somaliya ee uu hogaaminayey Xassan Sheekh Maxamuud .

Sidoo kale Wasiirul Dawlaha ayaa waxaa uu sheegay in Imaaraadku uu aqoonsan yahay islamarkaana markasta ay soo dhaweynayso midnimada dalka Somaliya

” Arinta dekada Berbera waxaa ay ku dhacdey isfaham cad oo na dhex maray dawlahihii hore ee Somaliya , wuxuuna heshiskaasi Hirgalayaa ismarkaana uu sidii loo bahnaa usoconayaa marka ay taagerto dawlada somaliya  oo mid ah , anaga (ka  Imaaraadka ) qunsiliyad kuma lahin Somaliland , isla markaana xidhiidh lama lehin ”

COMMENTS
Latest News