Hubsadnews.com
Deg Deg :- Xildhibaan Rayte Oo ku dhawaaqey in uu Iska Casilay ….
April 23, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ahaa gudoomiyihii gudidda nabad gelyada iyo difaaca golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu xilkaasi iska casilay ilaa hadana muusan shaacin sababta uu isku casilay,

COMMENTS
Latest News