Hubsadnews.com
DegDeg: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Imika Doortay Xoghaye Cusub
April 18, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hageysa (Hubsadnews):- Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta kulan aan caadi ahyd oo aay iskugu yimaaden isalmarkaana uu shir gudoominayey gudoomiyaha xisbiga Cirro ayaa waxa ay ku doorateen xoghaye cusub ka dib markii ay dhawaan xilkii ka qaadeen xoghayihi hore ee xisbiga Md Maxamed Cabdilaahi Uurcade .

Kulanka Guddida fulinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay 36 Xubnood waxaana ogolaateyin xoghaye cusub uu noqdo Md Khadar Xussen Cabdi 34 xubnood 1 xubin waa ay ka aamustey gudoomiyuhuna muu codey,

COMMENTS
Latest News