Hubsadnews.com
Saxafi Ka Yimid Moqdisho Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa
April 19, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews): Sida la xaqiijiyey waxa la sheegaya in  madaarka Hargeysa shalay galab lagu xidhay saxafi ka hawl gala telefishanka Universal oo in mudo ah ku maqnaa magaalada muqdisho isla markaana dib ugu soo laabtey hargeysa

Saxafigan ayaa lagu magacaaba Najiib Cabdi Wali  ilaa imikana waa uu xidhan yahay laman oga ilaa hada lama oga sabaabta loo xidhay,

 

COMMENTS
Latest News