Hubsadnews.com
“Wasaaradda Warfaafinta Cukuse Ha Loo Dhiibo, Guri Barwaaqana Bugaagtii Uu Dumarka Ku Caayi Jiray Ha Iska Qorto” Ex Wasiir Kaysar.
April 19, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Gudoomiye Cirro wuxuu yidhi Muusow is Casil !

Is Casilaadu hawl yaraa, ma Xukunkii waxaad ogaydeen ee hawl ah aanu usoo marnay ayaanu aayar iska Casilnaa? Hadalku hawl yaraa Gudoomiye ..!

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani isaga oo gudanaya Shaqadiisa Mucaaridnimo waxa uu maanta Madaxtooyada ku soo garaacay Sawaariikh Culus oo rido dheer. Nasiib darro Difaacii Cuslaa ee sidii Ruushka Hawada sare ku Qarxin lahaa Sawaariikhda uu Cirro soo ganay waxa uu ahaa Libaaxii Cukuse oo maantoo kale Difaaca culus u geli jiray Xukuumada.

Niiqle Guri Barwaaqo itaalkiisu ma dhaafsana inuu ku cadho Burburo Idaacad Shaqadeeda qabsanaysa oo wixii jira Bulshada usoo gudbinaysa.

Hadii ay Xukuumadu doonayso inay Mucaaridka iska Waabiso Kaaraha Cukuse ee fadhiya ha soo istaadho oo Warfaafintii haloo dhiibo. Ina Barwaaqona waxa uu wakhtI u heli lahaa qorista buugaagtiisii uu Dumarka iyo Dadka dhintay uu ku caayi jiray.

Xay idinla tahay?

COMMENTS
Latest News