Hubsadnews.com
Deg deg: Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Shalay Uga Yimid Xisbiga Waddani Oo U Jeediyeen Madaxweyne Muuse Biixi
April 20, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa ka jawaabey eedeymo shalay xukuumidihi Kulmiye iyo madaxweyne Muuse Biixi-ba uga yimid gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

Jaamac Shabeel ayaa mar kale ku celiyey in gudoomiye Ciro la mawqif yahay dawlada Somaliya , isla markaana waxaa uu hawda u mariyey eedeymo Kale oo xisbiga Kulmiye isku difaacaayo,

COMMENTS
Latest News